Jaaliyadda gabiley ee ku dhaqan magaalada CARDIFF ee WALES waxay tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u diraysaa guud ahaan reer Somaliland gaar ahaanna qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Suldaan Cabdiraxmaan oo shalay( 11/12/08} lugu aasay magaalada Hargeisa. ILAAHAY marxuumka ha ka waraabiyo Jannat ul Firdawa innagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aamiin .. Aamiin


Suldaan Cabdiraxmaan wuxuu qayb libaax ka qaatay hormoodna ka ahaa nabadgelyda ay Somaliland maanta ku naaloonayso isagoo intaa ka horna heer aad u mugle kaga jiray halgankii dib u xoraynta Somaliland.




 



By: Hassan Mahamud