Anigoo ku hadlaya magacayga, Shiine Cali Muse , ka xaaskayaga , caruurtayda, aabahay, hooyaday, walaaladay ,waxaan tacsi u diraynaa guud ahaan shacbiga reer Somaliland meel walba ooy joogaanba , gaar ahaan qoyskii , caruurtii, eheladii ,qaraabadii , asxaabtii , uu ka geeriyooday, Allah ha u naxariistee  :

SULDAAN CABDIRAHMAN SHEEKH MUHUMED CILMI BARAALE ,
oo maalintii Arbacadii, December 10, 2008 , ku geeriyooday
magaala madaxda wadanka Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa danbi dhaaf iyo In Ilaahay marxuumka Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.



 

 


Aamiin Aamiin  Aamiin