Alfa Mabruuk Meherkii Qarniga iyo Madashii Sanadka Boq orka Axmed Maxamed Cali Samaale (Axmed Looyar) iyo B oqorada Asma Axmed Cali Buux,Oo Saaka meherkoodu ka Dhacay Hotel Maansoor ee Magalaada Hargeisa.

 

 


 

Madasha Saaka oo ahayd mid dhaqan ayaa Kulmisay Masuuliyiin iyo Madaxda Dhaqanka Reer Somaliland, Waxaan Madasha ka Dhacay kaftan Faro badan iyo Kullan La isku Arkay waxaanu idiinku soo Gudbin doona Xaga Danbe goordhaw Sawirrada madasha.

Waxaa Hambalyo Diraya Dadkan oo kala Ah:
Aabo Axmed Cali Buux
Hooyo Fadxiya Yuusuf Ciise
Suhayb Axmed Cali
Dhamaal Ila Axmed Cali Buux
C/kariin Cali Buux
Caasha Axmed Sugaal
Carab Cali Buux iyo Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa
Aadan Cali Buux
Hibo Cali Buux iyo Caruurteeda
Abiib Cali Buux iyo Caruurtiisa
Maxamed C/kariin Cali iyo Caruurtiisa
Raxma C/kariin Cali iyo Caruurteeda
Muxiyadii C/kariin Cali iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Ismaaciil C/kariin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Mustafe C/kariin Cali iyo Xaaskiisa
Yuusu C/kariin Cali
Sacad /kariin Cali
Khaalid C/kariin Cali
Amiira C/kariin Cali
Hodan C/kariin Cali iyo Odaygeeda
Asma C/kariin Cali
Maxamed Yuusuf Ciise iyo Caruurtiisa
Yurub Axmed Sugaal
Saynab Daa,uud Ciise
C/laahi Daa,uud Ciise
C/rixiin Axmed Daahir
Axmed Cabdi Axmed
Fadxa Abdi Axmed
Cali Sh.Axmed Sh.Cali iyo Xaaskiisa
Axmed Ciisood Axmed iyo Xaaskiisa.

Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo Koobi Karin ay Hawada umarinaayaan meherka: Boqorka Axmed Maxamed Cali Samaale (Axmed Looyar) iyo Boqorada Asma Axmed Cali Buux

Oo Saaka meherkoodu ka Dhacay Hotel Maansoor ee Magalaada Hargeisa. Waxaanu leenahay Alle ha idin kala Siiyo ubad khayr qaba oo Dalkooda iyo waalidkoodaba anfaca.

Waxaan utiriyay Afar erey oo Aan Dareen ahaan kala Qayb qaadanayo

Waa ayaamo Khayrloo
Arladaad ka Garataa
Ubax wada dhalaaliyo
Awlaad jacayl iyo
Inay Tahay ayaantii
Axmed iyo Asma
Arooskoodu dhacayoo
Annaguna Salaantiyo
Aamiinta Ducadiyo
Alla Bariga eebaan
La agtaaganahayoo
Amuuraha allaa lehe
Waxa iga Dardaarana
Mawlaha Adeecoo
Astaantii islaamkiyo
Dhaqankana Ogaadoo
Alle ha idin garab Galo.