Abwaan Cali Xasan Adan  (Cali Banfas) oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

 

 

Hargeysa (TNN):-Rabbi naxariistii janno Fardawsa ha ka waraabiye,waxaa maanta mag aalada Hargeysa ku geeriyooday  Abwaan,Mujaahid ,Cali Xasan Adan  (Cali Banfas).M arxuum,Mujaahid Cali Banfas, wuxuu ahaa Abwaan weyn oo si weyn looga yaqaanay,lo ogana qadariyo, guud ahaan geyiga Somalidu tegto,waxaanu qayb libaax ka soo qaatay halgankii SNM,oo uu naf & maalba u huray.

Dhammaan maamulka & hawl wadeenada Shabakadda Caalamigaa ee Timacade News,w axay marxuumka  Rabbi uga baryayaan inuu  naxariistii Janno Fardwasa ka waraabiyo, eheladii,qaraabadii & dhamman shacabka Somalilandna samir iyo iimaan ka siiyo

 

 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliand