Abdiraxmaan Cabdiqaadir oo Dubai soo gaadhay iyo xaaladiisa caafimaad oo aad u hoosaysa
 





Dubai (TNN)-Waxa caawa soo gaadhay magaalada Dubai Mujaahid Cabdiraxman Cabdiqaadi r,waxa soo dhaweeyey dad aad u fara badan oo ka kala yimid dhamaan Dubai iyo agagaar keeda, waxa sida la ii sheegay laga yabaa in lo soo qaado xagan iyo wadanka Ingiriiska oo aha yd meshii markii horeba dhakhtaradiisu joogeen.

Cabdiraxman Cabdiqaadir markii uu ka soo degay Dubai Airport waxa lagu riixaayey gaadhi ga lagu qaado dadka aan socon karin,tasoo kuu cadeyn karta in aan xaaladiisu jilicsan tah ay.

Waxa aan idinla socodsiin donaa wixii ka soo kordha xaaladiisa caafimaad iyo imaatinkiisa dalkan Ingiriiskaba.

 

Xamse Axmed Salaan