WAR-SAXAAFADEED
REF/XIS/WAD/XDH/2300/2016 Date: March 9, 2016
Ku: Md C/rashiid Xasan Mataan =Hargeysa=
Og: Guddiga Fulinta Xisbiga WADDANI =Hargeysa=
Og: Hoggaanka Xisbiga WADDANI =Hargeysa=
Og: Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI =Hargeysa:
Ujeeddo Magacaabis Xil
Markan dersey: Qodobka 28 aad ee Xisbiga WADDANI
Markaan Arkay: Baahida loo qaba buuxintA jagada Xoghayaha War-faafinta
Markan La Tashaday:Xubnaha Hoggaankaa Xisbiga WADDANI
Marka Aan Ku Qancay: Waayo aragnimada iyo aqoonta uu leeyahay Md C/rashiid
Xas an Mataan
Maanta oo ay taariikhdu tahay March,9.2016 wuxuu hoggaanka Xisbiga
WADDANI go aamiyey in Mudane C/rashiid Xasan Mataan uu noqdo
Xoghayaha war-faafinta Xisbiga WADDANI
Waxaanu ilaahay
uga baaryayaa in uu ku soo kordhiyo Xisbiga WADDANI figrado wax-ku-ool
ah iyo in uu ku soo biirin doono waayo-aragnimo iyo khibraadiisa u
gaarka ah .
ALLAA MAHAD LEH
Md:C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro”
GuddoomiyahA Xisbiga WADDANI
|