O
G E
Y S I
I S

Waxa la ogeysiinayaa dhammaanba eheladii , asaxaabtii iyo dadweynaha
soomaaliyeed ee jecel in ay ka soo qaybgalaan aaska Alle ha u
naxariistee; Yuusuf Caddare Cilmi; in ber rito oo Arbaca ah bisha
Janawarina tahay 21, 2015ka lagu aasi doono magaalada Bolton ee
carriga Ingiriiska.
Waxa meydka lagu tukan doonaa - haddii Eebbe idmo- salaada Duhur
marka la tukado oo ku beegan 1da Duhurnimo. Waxana meydka laga
qaadayaa- idam Allah- masaajidka weyn ee Zakariya ( Zakaria mosque)
oo cinwaankiisu yahay:
20 Peace Street
BL3 5L J Bolton, Greater Manchester
Ilaahay ha naxaiisto walaalkeen Yuusuf, innaga Samir iyo ha inaga
siiyo. ..............Aamiin......Aamiin
Guddiga qabanqaabada aaska.
|