WAR-SAXAAFADEED
Aanagoo ah xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin kana mid ah
liiska Guddoom iy aha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ku magacaabay
guddida fulinta, waxaan cadd aynaynaa in aanaan ka mid ahayn
guddigaasi, aanuna ku qanacsanahay go’aamaddii ka soo baxay
shir guddoonkii shirweynihii saddexaad ee Xisbiga Kulmiye.
1. Maxamed Jaamac Cabdi
2. Ilhaan Maxamed Jaamac
3. Eng: Abdullaahi Iimaan Warsame
4. C/Najax Siyaad Cabdi
5. Axmed Nuur Aw Cabdi Sheekh
6. Axmed Xuseen Omane
7. Cali Siciied Raygal
8. Cumar Sheekh Maxamed (Cumar Yare)
9. Sahra Maxamud Xuseen Barbaraawi
10.Baashe Yuusuf Axmed
11.Canaba Nuur Xandulle
12.Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi
|