H A M B A L Y O

 


 

Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay Shacbi weynaha Somaliland meelkastoo ay joogaanba, Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa, Axsaabta Qaranka, Golayaasha sha rci dejinta, Saaxiibada Somaliland iyo hamaan ummadda Islaam ka ah ku hambalyay naysaa munaasabada Ciida Carafo. Waxaan dhamaan u rajaynaynaa oo aanu ilaa hay uga baryaynaa inuu inooga wada dhigo sanadkan sanad hoodo iyo khair badan, Somalilandna ay noqoto xubin buuxda oo ka mid ah qaramada midowday.

 


Gud/ Jaaliyada Somaliland UK