Warbixinta Kulamo Hawleedkii ay Wasiirrada Arrimaha Deba dda iyo Madaxtooyada Somaliland ku Yeesheen London

 


Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoo nis oo booqasho Hawleed Saddex Maalmood Qaadatay ku yimi Dalkan UK iyo wasiirka madaxtooy ada oo UK hore u sii joogay ayaa Kulamo ballaadhan la yeeshay Madax sare oo ka tirsan Dawlad da dalkan Britain, gaar ahaan Wasaarada Arrimaha Debada, Wasaaradda Horumarinta Caalamig a sidoo kalana Warbixin qoto dheer ka jeediyay Xarunta Chatham House.

Ugu Horrayn Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debada Mudane Maxamed Biixi oo ay Wehelinayeen Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Danjiraha Somaliland u fadhiya dalkan UK Amb. Cali Aadan Cawaale ayaa kulan ballaadhan la yee shay maalintii Khamiista Wasiirka Arrimaha Afrika u qaabilsan dalkan UK Mudane Mark Simmonds oo xafiiskiisa si diirran ugu soo dhaweeyay wafdiga.

Kulankan oo ahaa mid qaatay wakhti dheer waxaa si aad ah loogu lafo guray xidhiidhka labada D al iyo labada Shacab ee soo jireenka ah, Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, Farriimaha dhinaca socdaalka ee ay dawlada UK dadkeeda uga gudbiso dhinaca Socdaalada (Tra vel Advice) iyo guud ahaan Xaalada Mandaqada geeska Afrika.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debada Mudane Maxamed Biixi ayaa waxa uu si qoto dheer uga h adlay Taariikhda, Qaranimada iyo Madaxbanaanida Somaliland,waxaana uu faahfaahin ka bixiyay in Xornimada Somaliland ay tahay mid aan gorgortan gali karin, waxaana uu tilmaamay waxa u qabsoomay reer Somaliland 22kii sannadood ee la soo dhaafay. Waxa kale oo Wasiirku si cad u bayaamiyay in ujeeddada ay Somaliland ka leedahay wada-hadallada ay Somalia la waddaa tah ay sidii ay si nabad ah ugu kala bixi lahaayeen una noqon lahaayeen laba Dal oo jaar ah.

Waxa kale oo uu Wasiir Maxamed Biixi Yoonis sheegay in farriimaha Wasaarada Arrimaha Debad a UK ay ugu digto dadkeeda ee khuseeya Somaliland aanay ahayn ah oo foojigan, na ay tahay D al nabad -da Somalilanddsax ah, Jamhuuriya qaaramaankiisuna uu sugan yahay, waxaana uu Wa siirku sheegay in Fal argagixiso oo ay in say sanadkii 2008, waxaana uu codsadSomaliland ka dh acaa ay ugu danbaylaga saaro Britain (FCO website) dada arrimaha debada Wasaaradd shabak ad khaldan, kuwaasoo caqabad ku ah Maalgashadayaasha Somaliland farriimahaas danaynaya, waxaana uu xusay in Ciidamada Amaanka iyo Shacbiga oo maanka miskaashanayaa ay habeen iyo maalinba heeggan u yihiin ilaalinta Aaliland la siiyaa uu Somaliland, waxa kale oo uu xusay wa siirku in Aqoonsi SomNabadgelyo u horseedi doono geeska Afrika, waxa uu Wasiirku sheegay in Aqoonsiga Somaliland oo laga dhago adaygaa uu keeni karo dhibaato weyn oo ay ka mid tahay Dhalinyarada kumanaanka ah ee Qalin jabiyay ee bilaa shaqada ah oo u an kara ururrada xagjirk a ah, waxa uunugla joogo Maalgashiyadii Caalamiga ahaa, -sheegay in Aqoonsigu uu Somaliland ka hor la macaamilkii dunida sida IMF iyo Ururrada dawliga ah. Waxaana uu wasiirku booqdo Som aliland Martiqaad Rasmi ah u fidiyay Wasiirka Afrika ee UK si uu usoo oo uu indhihiisa ugu soo ark o. da Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Xasan ayaa isaguna waxa dWasiirka Wasaarauu si faah faahsan u sharraxay in Jamhuuriyada Somaliland ay diyaar u tahay inay o ka hortaga wax kasta oo wax a Britain arrimaha Amaanka iydkala shaqayso Dawladay in Britain ay ndaqada, waxaana uu Wasiirku codsadu dhimaya amaanka mahormood ka noqoto Aqoonsi ay Somaliland hesho, taa soo ah xaq ay leeyihiin Ummada reer Somaliland, dunidana laga sugayo inay garawsadaan. ne Mark Simmonds ayaa iirka Afrika u Qaabilsan UK MudaWasDhinaca kale xishmaynayso xidhiidhka soo jireenka ah ee ay la leedahay inay Britain sheegayjeedin Somaliland balse ay -markaana aanay sinaba uga hor Somaliland islalada u socda ku dhammaysan Somaliland iyo Somalia wada hadal rejeynayaan inay arrimahooda, isla markaana ay mar kasta diyaar u yihiin haddii loo baah do doonaaninay gacan ka gaystaan wada hadallada u socda labada dhinac. Waxaana uu dalka Wasiirku Aqbalay martiqaadka uu Mudane Maxamed Biixi Yoonis u fidiyay inuu .odyimaad Wasiir Simmonds waxa kale oo uu sheegay inay diyaar u yihiin inay Wasaaraddiisa lahaa ka sidii wax looga beddeli"travel advice" Somaliland isla eegaan arrinta iyoxarriiqay inay ka loona waafajin lahaa xaqiiqada ka jirta Somaliland, isaga oo hoostabeddelka farriinta u socdaalka guddi labada dal ka socotaa ka soo shaqayso wax kaSomaliland, arrintaas oo ay soo dhoweeyeen Wasiirrada Somaliland layslana qaatay .hakhso ah loo guda galoin si d siirrada Somaliland inay UKWaxa kale oo uu wasiir Simmonds ka aqbalay wa London ku qabato shir lagaga hadli doono sidii Somaliland loo maal gashan lahaa (Somaliland investment conference) kaas oo ay labada dal iyo qurba .joogga Somaliland ka wada shaqayn doonaan diyaarintiisa Somaliland ayaa uga mahad naqay wasiir Simmonds sooUgu dambayn wasiirrada dhoweynta diirran iyo fahanka uu ka muujiyey tabashooyinka Somaliland.


a (DFID)dQaybta Caawimada Debad Kulankii Wefdiga Somaliland markii ay dhammaysteen shirka ay la qaateen wasiirka ayay toos ugu gudbeen kulan u qorshaysnaa oo ay la qaateenarrimaha Africa saraakiil sare oo ka tirsan Hay'adda kaalmada caalamiga ah ee UK (DFID), halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay. Kulankan ayaa lagu falaqaeeyay awladnimo ee Somalilanddoorka ay DFID kaga jirto dib u dhiska hay'adaha d oo ah mid muuqda iyagoo wasiirradu uga mahad celiyey kaalintii ay ka ka u gaarka ah Somaliland ee shirkii-qaadatay DFID suura gelinta Barnaamaj gudhaqaale (Somaliland special arrangement) ee bishii September 2013 loo dhulka hore loogu yaqaanay Somali Republic, iyo doorkeeda Brusselsqabtay h.joogtada a muuqda ee Waxa kale uu Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland kulamo kula yeeshay xarunta mudaneyaal ka tirsan (30/10/2013) Baarlamaanka Britain maalintii arbacadiioo uga warramay ujeeddada safarkiisa kuna boorriyey inay baarlamaanka UK isagaSomaliland wax kala qabtaan arrinta aqoonsiga oo naga hor taagan buu yidhi koboca dhaqaale iyo xidhiidhka ganacsi ee aanu la yeelan lahayn caalamka. Waxa kale oo e mandaqadda geeska a xaaladda guud euu wasiirku uga warramay mudaneyaashgacan weyn antahay inuu sheegay inay Somaliland tahay dal ay ka go’ Africa isagooka geysto ilaalinta nabad gelyada gobolka.


Kulankii Xarunta Chatham House waxay kulan Ka hor kulamada wefdigu la qaatay masuuliinta Dawladda Britain ballaadhan kula qaateen guriga caanka ah ee *Chatham House*, aqoon yahanno, ro, saxafiyiin, siyaasiin, safaarado iyo masuuliin ka socday-professor laamaha kala duwan ee dawladda Britain, halkaas oo ay Wasiirradu ku soo saabsan qaddiyadda Somaliland maraaxilkii ay soobixin ku -bandhigeen war ee ah inay helaan aqoonsiSomaliland martay ee kala duwanaa iyo himilada qaranka caalami ah. siiyey ka Intaa kadib ayaa Dr Michael Walls oo daaddihineyey madashu uu fursad ugoobtaa lagu soo o weydiiyaan wefdiga. Waxanasoo qayb geleyaashii inay su'aalSomaliland iyo aqoonsiga oo bandhigay su'aalo door ah oo la xidhiidha qaddiyaddaay madaxda Somaliland si buuxd uga jawaabeen. Kulamadii Wasiirka ee Warbaahinta Caalamig ah fiidnimadii Iskaashiga caalamiga Somaliland ayaaWasiirka Arrimaha dibedda iyo (live) loogu da halkaas oo si toos ah-laga casuumay xarunta cusub ee BBCsomaliga, -laanta Af ka BBC world ee 6:30 fiidnimo,-waraystay warka Television.Focuss on Africa iyo barnaamajka Africa Busi nes

 

Alla Mahad leh,

 


Safaaradda Somaliland
London UK