XUSKA SANAD GUURADA LA SOO NOQOS HADA MADAX BANAANIDA JSL
Xaflad Si heer Sare ah loo soo Agaasimay laguna xusaayay Sanadguurada 18 Ee la soo noqoshada Madaxbanaanida JSL ayaa ka qabsoontay wadanka Germany , Xafladan oo ay soo Abaabuleen Dhalinyarada Axmed , Naasir , Mustafe , Safiya .
Axmed
Xuseen Rooble
|