labaatan guurada qaranimada jsl ee kadhici doonta gross-gerau (germany)

 


Ugu horayn waxaanu hambalyo kal iyo laab ah oo ku aadan labaatan guurada maalinta qaranim ada hawada u marinaynaa Bulshada gobta iyo geesiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland oo aanu leenahay way ahaataye maanta siwanaagsan u ciida.


Waxaa farxad iyo sharaf weyn noo ah inaanu nasiib u helo noqoshada Jaaliyadii ugu hor dabaal degta labaatan guurada kasoo wareegtey maalinta qaranimada jsl dalka gudihiisa iyo dibadiisa ba.


Hadaba iyadoo qabanqaabadii xaflada maalinta weyni usoo geba-gebowdey sidii loogu tala gal ay waxaanu halkan ogaysiis kooban uga diraynaa dhamaan kasoo qayb galayaasha xaflada ee ka kala imanaya lix iyo tobonka Gobol ee Jarmalku ka kooban yahay iyo dabcan marti sharafta kale ee nooga imanaysa Wadamada aanu deriska nahay,si ay ugu fududaato imaanshaha goo bta lagu xafladeynayo oo ah Odenwald str 7-9 Gross-Gerau oo kutaala duleedka magaalada bili cda san ee Frankfurt am main.dhicina doonta maalinta Sabtida ee bisha May tahay 14-ka, Bilaab mina doonta Lixda maqribnimo maalinta Sabtida ilaa lixda subaxnimo ee maalinta dambe.

Dhalinyarada habeenkaas kuu diyaarka ah inay kuhagaan ee ku kala sugan Magaalooyinka Fran kfurt am main iyo Gross-Gerau ee aad khadka telefoonka kutiigsan kartaa waxay kala yihiin:

Dadka baabuurta ku imanayaa waxay soo qabsanayaa high way 3 oo ay ku bedelan doonaan E35 ,wax yar ka hor uun inta aanay gaadhin Frankfurt am main ama inta aanay gaadhin dhanka kale magaalada Darmstadt.



Gulled Maxmed Cabdi (Hage Frankfurt            017627898655)
Iid Adan Cabdi          (Hage Groß-Gerau         017674168045)
Sabaad Ahmed        (Hage Groß-Gerau          0176754457)



Waxaanu sidoo kale halkan uga mahad celinaynaa agaasimayaashii xaflada soo abaabuley oo ka la ah:


Maxam,ed Abdi Hassan ...............0163465942 Neueheim

Cismaan Aw Cali ------------- 01624128821 Baden-Baden

Cumar Cabdikariim Xirsi .....................Darmstadt

Cali Ibrahim .......................... 061728556256 Bad-homburg

Yusuf Maxmed Tasiin............................015771470620 Troisdorf

Sahra Caydiid..............................01726632779 Frankfurt

Maryan Ahmed Cali.....................017637318665 Frankfurt

Naciima Axmed Aduunyo..............01633435054 Frankfurt.

Mahad celin taa lamida waxaanu iyana halkan uga gudbinaynaa dhamaan saxaafada madaxa ba naan ee Jsl ee sida hagar la'aanta ah noogala qayb qaatay baahinta ogeysiisyada.
 


Wa Allahu Al Muwafaq.