xasuuqii jaziira falxumo aan dunida hore loogu arag [yaa ka danbeeyay], xogta qoraaga
Abwaan: Siciid Cabdi Dheen Waxaan salaan hawda u marinayaa
marka hore dhamaan websityda iyo hawlwadeenadood 47 nin ayay ahaayeen ragii loo qaaday xeebta jaziira ee dhiiga dhegta loo daray waxay ah ayd 17.7.1989 magaalada muqdisho.XASUUQAN araxan darada ayaa waxa gaystay saraak iishii maamulkiidawladii milatariga ahayd siyaad bare. Hadaba akhristoow ninka la yidhaa
DHAGAR QABE canjeex waxaan u arkaa inuu si fiican u gu
cadeeyay shacabka somaliland una sheegay in aanu naftiisa marna
odhan karin waxb aan xasuuqay balse waxuu si geesinmo leh u
sheegay una cadeeyay ragii wax la xasuuqay oo uu mid mid u sheegay. 1.Dhagar
qabe Maxamed Cabdilaahi Buraale(ina
wilad) aadan dery oo hada jooga DALKA uk
ayaa xaqiijiyay in looga taagwaayay nin sadex xadhig le ah balse
aanu magaciisa maqal Hadaad hadalka canjeex dib u raacdana been ma
sheegin canjeex in uu meesha joogay sadex xadhigle DAHAGR QABE
MAXAMUUD AFRAX SHUNUUNAC 1. Dhagar
qabe Gaashaanle Sare Dhegobacayr Waxaan aaminsanahay in dhamaan
ragani ay ahaayeen ragii xasuuqa gaystay .Kaliya waxa loo baahan
yahay in maxkamad cadaalada la horkeenoSida aynu ka warqabno waxa ka
bad baaday xasuuqaa ka dhacay jaziira cumar muuse oo hada aan aqoon
meel uu degan yahay Waxa kaloo muhiima in cidkasta oo
haysa warbixin la xidhiidha xasuuqii xeebta jaziira ay u bandhigaan
warbaahinta .Hadii aanad jeclayn inaad adigu saxaafada u bandhigto
aniga oo siciida ila soo xidhiidh waxaan kugu soo dhawaynayaa gacmo
furan iyo wada shaqayn W AXAANAN kaaga damanaadad qaadayaa
hadaad ahayd ragii habeenkaa ciidanka ku jiray in aan si fiican
kuula hadlaayo ama aad wax cadayna hayso oo la xidhiidha magacaaga
iyo aq oonsigaaguna uu ahaandoono mid aanu qadarino anagoon
saxaafad u bandhigayn ama ku sheegayn raga ku jiray ciidanku ha
ogaadaan inay askar ahaayeen aan amarka gacanta ku hayn sidaana aanu
ixtiraami doono kaalintooda ay ka galeen XASUUQII XEEBTA JASIIRA
|