XAJI ABDI WARAABE IYO ODEYAAL U KU JIRO XAMAR HA LOO DIRO

 


Horta dhamaan reer Sl waan idiin salaamayaa meelkastoo aad joogtaan ilaahay waxaan ino oga baryayaa nabagelyo isafgarad iyo midnimo waarta' Ilaahay colaada iyo abaaraha haka dulqaado danyarta carruurta


Horta dhamaan reer Sl waan idiin salaamayaa meelkastoo aad joogtaan ilaahay waxaan inoo ga baryayaa nabagelyo isafgarad iyo midnimo waarta' Ilaahay colaada iyo abaaraha haka d ulqaado danyarta carruurta iyo dumarka walalaaheena Koonfurta Somaaliya' kuwa masuul iyiinta sheegta ee magacoodaku adeegta ee baraakiiciyey aan dhiig iyo damiir midna lahayn wax kasta ka doorbiday kuus lacg xaarana iyo magaac doonilaahay haka qabto oo if iyo akhii roba ha ku cadabo.


Haddi aan u da'dego ujeedada maqaalkaygan kooban waxaan SL muddo dheer ka alsoona guux iyo buuq ku sabaabsan sidii aynu uga heli lahayn aqoonsi buuxa beesha calaamka haw ugu horayso daldalka aynu jaarka nahay siiba dalkii aynu la midownay ee laysku keen odha an jiray Soomaaliya arrintaasi ma ahaa mid ugub ku ah Somaaliland yar iyo weyn aqoon yah an iyo reer miyi siyaasi iyo oday dhaqmeed, shiikh iyo sheriff.


Waxaan maalmahan saxaafada SL ku arkay hadalo kasoo yeedhay odeyaal ruug cada ah oo ka tirsan golaha guurtida kana mid yahay Xaji Abdi Waraabeoo leh sheikh Sheriff Ahmed ha loo taago oo hala yidhaado na sii aqoonsi dowladdeed,  hadaba hadalada noocaas ahii maxa ay dadweynaha u muujinayaan amase tusayaan aniga rayi ahaan waxaa ila habboon in ode yaal dhowr ah oo Xaji Abdikariim hoggaaminayo Xamar loo diro si aay ugu soo quustan kuwii hore ee tegeyba awr halaabay lama weydiiyo wala, Buubaa Sifiir Cismaan kaluun Jamac Yare Ina Omaar.


Awow Xaji Cabdi reerahu nabad iyo barwaaqo iyaay haysdana sahan hore loo eeday haw ra ariin.
 

 

 

 

By: Cali C/laahi Ismacil Dheeg/ UK
calibiime@yahoo.co.uk