Anaga oo ah akhyaarta magacayoodu hoo ku qoran yihiin , waxaanu si buuxda ugu farax-sanahay una taageersanahay, go'aanka ka soo yeedhay Xuskuumada somaliland, ee ah magacaabista  saddexda (3)  Degmo ee kala ah GEED-BALA ADH , ARAB-SIYO IYO AGABAR , oo dhamaantood ka tirsan Gobolka Gabiiley.

Waxanu leenahay ciyi waa ka baryey hore ayaa loo cuney, kan maanta waa horumar kale waananu ku faraxsanahay.


1- Cali Cumar Xasan
2- Maxamed Yuusuf Buux.
3-Odey suweys.
4- Cali Xasan Guray.
5- Dr. Axmed Ibrahim Obolos.
6-Rashiid Xaaji Cabdi.
7-Axmed Maxamuud Bookh.
8-Axmed Maxamed Yuusuf.
9-Suldaan, Agaasimaha Wasaarada Macdanta iyo Biyaha.
10-Xuseen Xaaji Cabdi
11-Nuux asker Caateeye.
12-Maxamed Maxamuud Xuseen.
13-Cabdisamad Nuux Cute
14-Bide Yare


iyo dhamaan odayaasha iyo wax garadka degmooyinka la magacaabay.

 

 

 

 

Maxamed Yuusuf Buux