Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Shir telephone qabanaya Sabtida Bisha September 17keeda saacada 2 galabnimo.

 



Dhamaan jaaliyadaha Somaliland ee jooga North America waxa lagu marti qaadayaa inay ka so o qayb galaan conference call uu marti inoogu yahay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland, Dr. Mohamed Abdillahi Omar, halkaas oo inooga warami doono xaalada Somaliland ee abaaraha iyo dhamaanba guud ahaan xaalada waddanka, siyaasada dibada ee dawlada cusub, iyo ujeeda da socdaalkiisa uu ku yimi Maraykan.



Shirkan telephoneka lagu qabanayaa wuxu dhacayaa Maalinta Sabtida ee bisha September ay tahay 17ka, saacadu marka ay tahay 2pm galabnimo ET (Washington DC wakhtigeeda).



Waxa aad soo garaacda telephone numberkan si aad uga qayb gashid shirkan telephoneka ah: #: (712) 432-1001 Ka dibna waxa aad garaacdaa muftaaxa lagu gelayo shirkan telephoneka (access code): (712) 432-1001 ka dibna garaac calaamadan #.
 


Haddii aad wax su'aalo ah jeceshahay inaad waydiiso Wasiirka fadlan su'aalaha soo dir inta shi rka horaysa oo ku soo hagaaji halkan su'aalaha; mission@somaliland.us, dadka soo gelaya oo ti ro badan awgeed suurto gal noqon mayso inay su'aalaha live laga dhigo.

Waad mahadsan tihin.


 

 


Somaliland Ambassidor

Rashid Nur Garuf
rgaruf@gmail.com