JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Republic of SOMALILAND

 



Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Mobile:

4424126/4423774

Email:

afhayeenka_jsl@yahoo.com,afhayeenka@gmail.com,(E-m: private) cukuse@hotmail.com

Date: 10/12/2010
Hargeisa

TACSI MADAXWEYNE

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii iyo Eheladdii uu ka Geeriyooday MARXUUM XASAN AXMED FAARAX (XASAN BOOBE) oo ka mid ahaa Golaha Guurtida kuna geeriyooday Magaalada Hargeisa.

Marxuumka oo Beri lagu Aasidono Magaalada Hargeisa

Madaxwaynuhu wuxu uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka siyo, Qoyskii, Eheladii, iyo Golihii Guurtida ee uu ka Tirsanaa Marxuumku, iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland ee uu ka baxay in uu samir iyo Iiman ka siiyo.



INNAA-LILAAHI WA INNAA-ILAYHI RAAJUCUUN

 



Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.