WARSAXAAFADEED

 

 

Date:February 03,2011



Fadhigii maanta ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Madaxtooyada JSL Gudoomi naayeyna Madaxweyanha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),waxa lagu an sixi yey Miisaaniyad Sannadeedka 2011 oo Dhan 527,720.451,857 taas oo 70% ka badan tii sannadkii Hore ee 2010.



Miisaaniyadan waxa ku jira Korordh siimada Mushaharka Shaqaalaha iyo Ciidamada oo 100% Waxa kale oo ku jira markii ugu horaysay Mashaariic Horu-marineed, sidaasana loogu Gudbin ayaa Golaha Wakiilada oo ah Hay'ada shirci ahaan Ansixinta Rasmiga ah leh.

 

 


ALLAA MAHAD LEH


Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )


Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.