War-Saxaafadeed

 

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu maanta soo  saar ay Digreeto Dhaqan-galka Xeerka Xuquuqul Aadamaha oo Number-kiisu yahay No: 0100/2010  Digreetadaas oo uu ku Dhaqan-geliyey, Xeer Lr. 39/2010 ee Xeerka Komiishanka Xuquuqul Aada maha.


Waxaanay u dhigan tahay sidan Madaxweymuhu isaga oo cuskanaya Markuu arkay Qodobadan hoos ku qoran waxa uu yidhi:-
 

Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka JSL.


Markaan Helay: Go’aanka Golaha Wakiilada JSL ee ku Suntan GW/KF-13/507/2010 ee 30/10/2010 ee Xeerka Komiishanka Xuquuqul Aadamaha xeer Lr. 39/2010.


Markaan Arkay: Qodobka 75-aad ee Dastuurka JSL.

 

 

 

Afhayeenka Madaxtooyada

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )