MAANSO LA MAGAC BAXDAY ( GUUBAABO GACAL)


 



Marka waan idin salamayaa dhamaan Timacade Groub meel ay joogaanba, m arka labaad waxaa n hambalyo u dirayaa dhamaan umadda reer somalila nd ee xorta ah, sida fiican ee loogu daree ray food kii, ilaahayna waxaan ka raj aynayaa inuu inaguu dhameeyo GUUL IYO GOBONIMO.

Halkan waxaan ku soo lifaaqay maanso soo baxday maanta oy taariikhdu ta hay 28/11/2012, Umaddan u diraysaa guubaabo iyo toosin.


Waxaan ka cudur daaranayaa aniguu markii u haraysay dalka dibada kaga maqan ay doorashu ka dhacdo, inta badan waan dhex joogayu jiray, runtii dareen kaygana lama qiyaasi karo.Ila eega maansadii idinkoo mahad san.

 

 

   


Guubaabo waa talo
Ku til-maanan garashada
Gacmahoo is garab gala
Gacal koo is hayb sada
Guushu waa handtida qudha
lagu gaadho meel dheer
Lagu gooyo baahida

*****

Gar-gaar weeyi aan dhiman
Galad weeyi kuu maqan
Garab weeyi meel adag
Guushi taalo kaligeed

*****
Yaan la goynin wacad kii
Lagu helay garoomaha
Guubaabo waa marag
Markhaati aan gaboobayn
Hadal gacal ku magan galo
Talo aan la goys mayn
Waxay guushu taala
Gobolada dalkoo idil
Ama laan ta gabigeed

*****
Wixii guusha dhaliyee
Lagu shiday guluub kaas
Galab tii inoo baxay
Habeen kina lagu gudo
Waa wheel ka garashada
Gunti waa amaan kee
kala guru wixii gaca
Talo may gaboobine
Garaad kuun ha hagar baxo

*****
Geen yo faras ka haw miyin
Gacal talada haw miyin
Guusha reer ka haw miyin
Gacal doon ha garan marin
Kolb a kina guul hela
Gar-gaar iyo calool sami
ku gardaad sha wheel kiin
Gabay yahw halkii gaadh
Ila gura haldoor kii
Ila haybi guushii
Gacal kiyo wanaagii
Geed kii udgoonaa
Gamaii hurdada wacan
ku gadaan amaan kii

*****
Is bahaysita garashada
Ana waxaan ahay gar-gaar kii
Ku gama,ayay raaxada
Gabal dhacay habeen kii
Dhamaan gayiga oo idil
Guubaabo waa hadal
Wax u sheeg kasg-ab kana
Tuug iyo gabaar taha
Gofanaha colaad wada
Rab-shadaha ku gaasiran
Gardarada sokeeyaha
Nin ka gamas ka uugu maqan
Soo godlaaya ceebaha

*****
Gacal koow digtoonoow
Rabibaa gardaad shoo
Garashiyo Ammaan baa
Lagu gaadhi guulaha
Gabashada ka wada jira
Guubaabo waa hadal
Talo aan gud bina yoo
Gacal toosin weeyaan
Wacyi galin halkeenii
Ku gorfeeyo waa yaha

*****
Idin kun gadaal dhalad
Garaad kiyo aqoon tii
Lagu guray tacliin tii
Guushu waa hubaal oo
Gayigaa ku nabad galay
Idin kuna gudoomoo
Geesaha ka jog sada
Ku gardaad sha waanada
Tacliin tii la garab gala

*****
Garashiyo aqoon baa
Ubad lagu gardhaad shaa
Caqli lagu gadaamaa
Gudoon weeyi Maan sadu
Digniin weeyi guuluhu
Ku galaday dalkeenii
Iyo Garsho dheeraad
Gacal keenu wheel yahay

*****
Haw gariirin beenaha
Qabiil yaanu kula lumin
Kaa goynin ehel kaa
Kuwii kula garaadee
Ha ku gubanin ceebaha
Ha ku goosan xoogana
Wixii gacan tu gadhaba
Yaanay goosan garashadu
Kii gudooma nabad noqon
Kii gardaadsha ehel kaba
Isu geeya wax yaha

*****
Gaba yahaw I taageer
Gurmad maan ta ila qabo
Ila toosii gacal kay
Aan gaadh siino waanada
Guri roon Dalkeenii
Gabal dhacay iftiin baxa
Guud ka sare aduun yada
Ku gaadhay dayaxee
Baahidiina gees maray

*****
Gacal koo is wada jecel
Goon yahay dal koo idil
Galad baan u filayaa
Nabad baan ku guur noo
Geelii ku dhalayoo
Aroos lagu gamaa baa
calan kii la guud sudhay
Rajo weeyi guulhu
Gayigeen dhigayoo
kola gaabin maayee
Fariin tayda gaadh sii

*****
Gabay yahaw I taageerii
Guji hadal ka oo fidi
Gacal kay gii gaadh sii
Gabi waxaad tidhaa daa
Nin ka guusha dhaliyiyo
Nin kii gaadhi waaya
Waa wada gudboon tiin
Ninna goosan muu noqon
Nina geela muu dhicin
Ninna gamas ma dhiigayn
Garashaa sidaa tidhi
Isu geeyaya taladoo
Gacmuhuna is way daar
Ha ku gaadh guushii
Waa hore la goobee
Ku gadaama waayaha
Amaan ka iyo garasha da
Guul baan inoo rajay nayaa
Gabigeen dad kay goow

*****

Wa bilaahi tawfiiq

 

 

 

Abdulkhaliq Ali Mohamed
mohamed@yahoo.com
Saudi Arabia