MAANSO LA YIDHAA  HIIL QARAN


 


Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan Timacade Media Group iyo hawl wadeenada sharafta naga mudan, iyo dhamaan Reer somaliland ka dhab ta ah, ee u damqanaya dal ka iyo dadkaba...Mar labaadka wa xaan halkan ku soo lifaqaaqay idin koo iga raali ah, Maanso la magac baxday ( HIIL QARAN ). Iyada is sharxaysa ee bal ila eega.

UMADA REER SOMALILAND OO SOO MARTAY HAWL BADAN IYO DHIB BADAN,AYAA LA GU DHAWAAQAY ,INAY DAWLADU DIB U EEGID KU SMAY NAYSO WIXII NOO QABSOOMAY, IY O WAXA INAGA DHIMAN, SIDA CAADIGA AH, QIIMAYN TA DAWLADA WAXA SAMEE YAY DADWAYNAHA, WAXA LA FILAYAY, INAY DAWLADU WAX BADAN KA BADASHO HAB DH AQAN WAX U SOCDAAN, DAD KUNA KA Q ABAY RAJO BADAN, NASIIB DARRO, WAXAA S OO BAXAY WAX KA DUWAN WIXII LA FI LAYAY. UMADU WAXAY FILAYSAY INAY MAR U UN HESHO DHAWLAD DHAGA NUGUL, EE HOOS U EEGTA BAAHIYAY KA JIRA DALKA,WAXA LA YAAB NOQOTAY IYAGOOO ISU SA CAB TUMAY.KALA MAAN BAY NOQOTAY. waxa igu s oo dhac day maan sadan la magic baxday, hiil qaran.



 


Maalin taan Galiil yada ka toosay
Maalin taan gil-gisheen dhaqaaqay
Maalin taan gacamah is dhaaf shay
Goosan goosan maalin tay dhaqaaq day
Maalin tay hebeloow ka gur tay
Maalin taan hadal lei dagaal ka
Hoheey iyo qabiil ka diiday
Halkii dagaal laga bilaabay
Gabilay iyo Hargaisa
Burco hodan kii Tog dheer ba
Sanaag iyo buu ra heeda
Hareeaha dal kayu joog no
Hoygii ubad keenu joogay
Halkii lagu dhalay caruur ta
Markay hodaneey ilaw day
Hogaan kii dalkeenu eeday
Markay faqash tii hor joog tay
Halkii lagu gubayay beesha
Markay heli way day daacad
Waa tii hiba shada dhaqaaq day


*****

Horseed Ragii ila dhaqaaqay
Hafeef iyo Xumaan dareemay
Halbaw laha dhiigu hooray
Maalin tii la isu hiishay
Maalin tii habeloow la waayay
Halyay yadu kala tilmaan leh
Ku wii la hoogay beesha
Kawaanan heli karayn ba
ku wii aakhiro ku hooyday
Halyay gaan muuqan maan ta
Halkoodii igu banaan tay
Horseed kii igaba hoyday
Ragaan tabayo halkiisa
Ku wii lagu heer may huun
Waxaan helo hayga joog to
Haween kii lama hor joog san

*****

Intii habaloow dhamaatay
Intii hurushaw-day reer ka
Inataan hibanaayo maan ta
Intaad garanayso huuno
Galbeed iyo Bari ba heer may
Halkoodii iga banana tay
Raggii hagoog tay ka qaaday
Halkaad calan kani ka taag tay
Dheecaan koodii halkuu ku daatay
Halkuu geeleenu daaqo
Halkaa galbis lagu ciyaaro
Hirwada halkaan ku dheelo
Hadda hebalaw dhamaaday
Xasuus ti wali halkii tay


*****

Ragii hurayay dagaal ka
Ragii hilin Waliba ooday
Halbaw laha cadaw ga gooyay
Waraabaha hilib u loogay
Halbawlaha cadaw ga gooyay
Hareeraha dhiigu gaadhay
Bir jeex sida roob haleelay
Hurin tii aqoon ta dhalisay
Xabaalaha hor teena yaala
Halkaa hanadada ku duugan
Hooyo ubad kiidi wayday
Kuwii loo dhacayay hayb ta
Dumar kii halis ta gaadhay
Waxaan helo hayga joogto
Agoon tii xageen ku hooyay

*****

Hoyooy maalin tii la daayay
Habaq laha kala dhaqaaq day
Hubsan waa waalid laga dhaqaaqay
Hanti iyo ubad la saydh shay
Ragii hiil kaba bilaabay
Raggii igu yidhi ha quusan
Raggaan hebaloow ku faano
Hadh iyo habeen kaba xasuus to
Hiqdoodii ragaan ku heermay
Halbaw luhu wali hafeef to
Halkoodi wali banana tay
Abaal gudi hayga joogto
Hantaaqada yaa u gays tay?

*****

Raggii dhagaxii haleelay
Aabo ma hayee, hooy ku baaqay
Horar kii dhagax ku boobay
Halis iyo dhib ugu badheedhay
Xabaddii Faqash hor joogay
Raggaan hibanaayo maan ta
Halbaw luhu Ragguu u ooyo
Raggaan magacoodi hayb sho
Abaal kale hayga jog to
Hanadoow xageen ku dhaafay?
Hantaaqada yaa u gay stay?
Hoheey yaa hilin ki leex shay ?


*****

Hadal iyo hawraar ta qaado
Halkay ku aroor tay sheeko
Hindisuhu halkuu I geeyay
Hubsiimo la,aan dhaqaaqay
Hadaaq iyo Been rumays tay
Habeen koo galay hadh mooday
Fartay dii halis I galisay
Haraaday halkaan u guuray
Hashay dii bacad ku maalay
Waxaan hibanaayay seegay
Hadeer gama guurin been ta
Dhalin tii wada halaag me
Ku heerme dalal shisheeye
Waxaan helo hayga joogto
Hal door kii kala dhaqaaqe


*****

Horar kii xamar walaaqay
Qofa kaa u hamuuma dhiiga
Hareer ta ka dhaafay diin ta
Kuwa ku hadaaqay been ta
Kuwaa hiba shada halkeena
ku baaqay hurin is raac da
Dhalan teed u haysta roob ka
Oday gii hor fadhiisay maan ta
Halkay doon taba u guur tay
Waliba hana dada til maaman
Hareeraha kuwaa ka jooga
Kuwaa hibanaay been ta
Kuwaa hayb tiiba diiday
kuwaa horar saday xumaan ta
Ku waa kala horay tuugo
Kuwaa hilin kii ka leex day
Waxaan helo hayga jog to
Halkeen maan tana u guuray ?


*****

Lixdan kii hadaan habaabay
Waa hore hilin kii ka leex day
Hubsiimo La,aan ta guuray
Hoygii bahal igu haleelay
Halkuu reer kani ku hoogay
Halkaan dhamac iyo xumaan ta
Hilib kii caruur ta siis tay
Hanadada halkaan ku laayay
Markaan helay ey hagaag tay
Markaan hadh sadeen fadhiis tay
Markaan nabaradii haleelay
Dhaymaha halkii xanuun tay
Hawr wayn kii hal keen u foof shay ?

*****

Hawraar ta iyo hadal ka qaado
Hilmaan taye horar ha raacin
Halkii shalay tana ha beeg san
Calan kii lagu haraaday
Horseed kiis sii ha leexin
Mar kale cadaw yuu haleelin
Halis iyo dhib tii ha raadsan
Waxaad hiif taba ha iib san
Hoheey xumo haygu doonan
Halbawlaha mar kale ha goynin
Sahan kii yuu kula haabin
Abaar iyo halis ku galinin


*****

Dad yoow huradada ka toosa
Dad yoow Maalinuun horseeda
Dad yoow hubsiimada ha daynin
Dad yoow halis tii ha doonan
Dad yoow hadi mada ha raad san
Halkii waa hore la eeday
Hadaan maan tana u guuro
Hadaan dhalan teed run moodo
Hadaan hadh wareegay raaco
Hadaan haben kii riyoodo
Had ka galay hadaan hilaab to
Hadaan hurin tii ka leex do
Hadaan dhadii hadh mooday
Maxaan horar kii u sheeg tay ?


*****

Hilaacii halkuu ku hooray
Halaky hogashii da,ayso
Halkaan hadh sanaayo maan ta
Hadhacii hal kaan ku beeray
Hadh kiisii ubad ka gaadhay
Halkaa haor wayn keeni joogo
Halkaan halab saday irmaan ka
Halkaan skuulada ka taagay
Halkay jaamacadi horsedo
Halkuu caqligii hagaagay
Hibashiyo xumaan ku dhaafay
Ragaan ku haleeyay beesha
Horseed kii xaguu u leex day?


*****

Hawraar tiyo hadal ka qaado
Handoow halkeenii reer ka
Hiil qaran hal kaan ka filayay
Hadeer tiyo shalay ilaaway
Hilmaamay wixii hagaag san
Hadh galay riyadii ku faanay
Habeen koo galay hilaab tay
Huriyay wixii I heeray
Hebel reer hebel is diiday
Hayaan kii kala ilaawe
Qabiil baa wali horseeda
Xumi hiiba wali hagaagsan
Awr kii cunay heer yadiisa
Kabadii hareer ka saar te
Halis galise ubad ka guud ka
Guradii bahal u galise
Graad kii hal kiisi weeyi
Gamboor buu daaqay haatan
Gud kii bahalaa ag jooga
Garashadii wada hilmaame
Halkii bay wali u foofi
Halis tii halkeedi weeyi
Goor maan Hurdadii ka toosi
Garshiyo aqoon haleeli

*****


 

Abdulkhaliq Ali Mohamed