Uur-Miishaar Duubcas ilaalinaysaa Arab ma sheegto

 



Anakoo ah qurba joogta Beesha Arab ee ku nool Boqortooyada Sucuudiga, Magacyadooduna hoos ku qoran yihiin, waxaanu halka Umadda Reer Soomaaliland u cadaynaynaa inaan Ragga Huteelka Xaraf Duubcastu ku soo xaraysay ayna matalin, sheegan Karin qaadan karina Magaca Qoys iyo Qabiilka Arab.

Waxa kale oonu halkan ku cadaynaynaa inaanu taageersanahay, lana mabda’ nahay Dhallinta Maskaxdooda u xorta ah ee Reer Axmed Dhagax lana garab taaganahay Hiil iyo Hoo labadaba.

Waxa kale oo iyana xusuus mudan Xukuumadda oo u muuqata inay hadda bilawday dhaqamadii Faqashtii hore sida iska horkeenka Qoysaska, Qabiilooyinka iyo Beelaha wada daga.

Agoontoo la toogtiyo Ubadkoo la laayaa ma awood ku gaadbaa? Ubul doox hadday tahay ma adkayso meeshaa? Utun kuu qarsoonayd ma ka aarso Reerbaa? Soo jabisay Oodoo Alamtarana dhaaftee ,Soomaali idilkeed ma soo ururibaa tani?

1. Axmed Cali-Mahdi
2. Aadam Faarax
3. Ibraahim Haji Dhagax
4. Cabdi Buuni
5. Maxamed Cabdillaahi(Raan)
6. Cabdulkaadir Cabdi Ismaaciil
7. Axmed Ibraahim
8. Sucuud Maxmuud Qardhab
9. Cabdiqani Maxamuud Qardhab
10. Cabdi-Fataax Axmed-Buur
11. Ibraahim Yaasiin Dagaal
12. Rashiid Karaani-Yare
13. Dhamac Xaaji Faje
14. Ibraahim Axmed Ubaxle
15. Cabdullah Ciise
16. Saciid Cadaani
17. Farxaan Cabullah(Faarax-Buur)
18. Cabdi Faaxa (Beedo)
19. Xasan Maxamed Naaleeye
20. Axmed Ayaanle (Juujuule)
21. Cabdi Xaashi
22. Yaxye Axmed Aw Jaamac
23. Maxamed Cabdullaahi Nuur
24. Xasan Cali Waraabe
25. Haruun Ciise Miradiin
26. Ibraahim Ciise Miradiin
27. Fahad Ciise Gaaxnuug
28. Cabdulkaadir Bare
29. Aaadam Awr Jin
30. Shiine Aw Nuur
31. Good Hure
32. Cabdi Muxumad(Cabdi-Buur)
33. Aadam Xaashi
34. Maxamed Cabdi Buushe
35. Maxamed Siciid Xasan(Caruuse)