Waa hees cusub oo magaceeda la yidhaa "Ubaxii Dalkaygow,"oo dhalin yarada Somaliland la hadlaysa


 



Heestan  qiimaha badan leh , waxay ka soo maaxatay maskaxdii Abwaanka weyn ee reer Somaliland Ma wliid Adan (Qolqol), oo  ku caan baxay sameynta heeeso aad u tiro badan oo wadani iyo Jaceylb ba isku gu  jira, dadkuna ay ayaad u jecel yihiin.

Abwaanku , Mawliid Adan (Qolqol), wuxuu heestan curiyey bishan July 10,2011, laxankana waxaa saara y, laxamiistaha caanka ah ee Xuseen Karoone, muusigana waxaa ku fara yarastay Axmed Saalax Qaasim  Naaji iyo codkii macaanaa ee fannaanka laga daba dhacay ee Caydaruus Yare.



Wixii  hambalyo  iyo ra'yiba ah  , ee aad rabto inaad u gudbiso  Abwaan Mawliid Adan (Qolqol),kala xidhii dh emailkiisa : qolqol3@hotmail.co.uk


Bal aan idiin kala baxo, heesta cusub ee magaceedu yahay, "Ubaxii Dalkaygaw" iyo codkii dahabiga ahaa ee Caydaruus Yare ..........