Maqaal Talo Bixin Ah

 

 

Aniga oo ah muwaadin u dhashay Somaalilaand deganna Magaalada London ee dalka Ingirii ska. Aya waxa aan jecleystay in aan tolo bixin ku saabsan magacaabidda Wasiirka arimaha gudaha u soo jeediyo Madaxweynaha qaranka mudane Axmed Moxamed Maxamoud.

Waxaanan leeyahay, aniga oo aan marnaba dhaliileyn aqoontaada, garashadaada, khibrada ada siyaasadeed, iyo sida habsamida ah ee aad u hogaamineyso qaranka Somaalilaand mid naba. Adiga oo Madxweeyne cidwalba uga aqoonbadan culeeyska iyo muhimadda ay leeed a hay jagad a wasiirka arimaha guduhu.

Adiga oo si fiican uga dharagsan marxalada taariikhiga ah ee ay manta Somaalilaand horum arke edu marayo, mahadna aan uga celinayo Madaxweyne adiga iyo maamulkaaga. Aya wa xaan aad iyo aad u jecleystay in aan kugula dardaarmo kuna xusuusiyo in aanad u eegin ma gacaabista W asiirka Arimaha Gudaha waji qabiil iyo waji garasho midnaba, ee aad ku saley so qofka aqoontiis a, kartidiisa, iyo sida uu ula jaanqaadi karayo herka ay manta somaalilaa nd marayso.


Aad iyo aad ayaad Madaxweyne u mahadsantahay, Ilaahayna waxaan kaaga rajeynaya in aad ku guulaysato geediga horo u marka ah ee aad ku hogaamineyso Somaalilaand. Sida iyo nabad gelyo.


 

 

 

 

 

Qore: Eng. Cali Axmed Sh.Muuse
 golwaraabe@yahoo.co.uk