Tacsi Marxuum Khadar
Mohamed Yusuf
Alle ha u naxariisto Khadar Maxamed Yuusuf oo berri Axadda Hargeysa
lagu aasi do ono, Insha Allah. Dambigiisa Alle ha dhaafo,
walaalo, ehel, xigto iyo xigaalna samir ha ka siiyo. Ha la saamaxo
oo ha loo duceeyo marxuumka.
Dhammaan waxaan idiin soo gudbinayaa tacsi iyo duco.Si gaar ah
waxaan murugada la qaybsanayaa Ilmo Maxamed Yuusuf oo uu hormood u
yahay Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), hablaha ilma Maxamed iyo
dhammaan ehel iyo qaraabada kale meel kas ta ooy joogaan.
Waxaan ka magaabayaa Cabdi
Geeraash, Kayse Iimaan, reer Faarax Jire, reer Cabdi Yuusuf iyo inta
kale ee ehelka ah oon halkan lagu soo koobi karin. Dhammaan samir
iyo duco aan ogaan.
Axmed Carwo
samotalis@gmail.com
|