Tacsi Marxumad Khadra Maxamed Maxamud
(Khadra Bureeqa)
 


Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuumad Khadra Max,ed Max,ud (Khadra Bureeqa)  Iya goo ka tiraanyaysan Geeridaasi waxay tacsi u dirayaan Qoyska Reer Maxamed Maxamud  (Il ma Bureeqa) Gaar ahaan Caruurteedii Marxuumada

1. Aamina Ahmed Esse

2. Faadumo (Busaad) Axmed Esse

3. Fa,iza Iimaan Gamuute Iyo Weliba Walaalkeed Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane  Axm ed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo aan uga tacsideynayno Marxuumada Khadra Max,ed Max,ud (Khadra Bureeqa) oo ku Geeriyootay Magaalada Sheifeld UK 14-03-10.


Dhamaan ehelada iyo qaraabada , Ehelada kale ee hoos ku xusan ,iyagoo ka tiraanyaysan geerida timi waxay tacsi u dirayaan Qoyska Reer Bureeqa Gaar ahaan Caruurteeda  Walaalk eed Axmed Max,ed Max,ud oo aanu ka tacsideynayno Marxuumadaasi Khadra Max,ed Max,ud oo ku geeriyooday Sheifeld 14/03/10 . waxanu leenahay Illahay samir & iimaan ha idinka  sii yo Marxuumada , marxuumadana waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka  wa raabiyo.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

Hooyo Asha Siciid iyo Dhamaan Qoyska Reer Haybe Haaji Abdi.

1.Xariir Haybe X.Abdi Iyo Xaaskiisa Amina Abdilaahi Maxamud iyo Caruurtooda.
2.Ali Yasiin Iyo Xaaskiisa Amina Abdilaahi Maxamud Iyo Caruurtooda.
3.Adan Yuusuf Elmi iyo Caruurtiisa.
4.Dr, Abdi H.Hassan(Abdi Askari) iyo Caruurtiisa..
5.Khaliil Abdilahi Max,ud Iyo Dhamaan Qoyska Reer Abdilaahi Maxamud.
6. Mubaarik Yuusuf Elmi(Bidhi) iyo Dhamaan Qoyska Reer Yuusuf Elmi

Marxuumada waxaanu ILLAHAY uga baryaynaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin,Aamiin,Aamiin

 

 


By: Adan Yusuf Elmi ,UK.