TACSI GEERIDA MARXUUMAD HOOYO HIBO SOOFE
Inaalilaah wa innaa ileyhi raajicuun


Anigoo ah Cumar Daarood Xassan iyo Xaaskeyga Faisa Jaamac Caabi iyo dhamaan caruurteydu waxanu tacsi u diraynaa dhamaan reer Ali-salan Axmed Daad, waxanu si gaara ah uga tacsiyadeynayan Eid Ali-Salan,  Has san Ali-Salan iyo Mahad Ali-salan, waxanu leenahay ilaahey samir iyo  iima n ha idin ka siiyo hooyo Hibo Soofe, waxanu marxuumada ilaahay uga  bar yaynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo Aamin Aamin
 

 

 


Omar Daarood Xassan

Norway