Tacsi marxuum Muxumed Geelle Faarax
Dhammaan dadka
magacyadoou hoos ku qoran yihiin oo deggan dalka boqortooyada
Ingriisku, w a
ay tacsi u dirayaan
reer
MUXUMED GEELLE FAARAX,
Geerida ku timi
MUXUMED GGELLE FAARAX (
Muxumed GEELLE
HAAD -QOYAY) .
Waxaan ugu ducaynaynaa in EEBE
marxuumka ka waraabiyo
Jannatu ul firdows,
inagana inaga sii yo
samir iyo iimaan
•
Xasan Maxamuud CIGE Faarax iyo Xaaskiisa
•
Axmed Maxamuud
Geele Faarax iyo Xaaskiisa
•
Naasir Ismaaciil
Caarre Faarax iyo Xaaskiis
•
Wahiib Xaaji
Maxamed CIIDLE faarax iyo Xaaskiisa
By: Hassan
Mahamoud
|