Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye
Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng
Maxamed Cali Muse,xaaskeyga
iyo caruurtayada oo kal ah:
1-Subeer Maxamed Cali
2-Sharmarke Maxamed Cali
3-Amira Maxamed Cali
4-Suleekha Maxamed Cali
iyo
Suldaanka guud ee
Beesha Jibriil
Abokor,
Suldaan
Ismaaciil Sulda an Cabdiraxman:
waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa,
qoyskii,caruurtii,xigaalkii, ehela dii, tafiirtii
,gacalkii,qaraabadii,
Beesha Subeer Awal
iyo dhammaan
sh acbiga Somaliland, geerida naxdinta leh ee ku timid
walaalkeen,
Marx uum Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye.
Waxaan ilaahay uga baryeynaa,
danbi dhaaf
iyo inuu
naxariistii janno fardawsa
ka waraabiyo , dhammaanteenna
samir iyo iimaan
innag sii yo.
Aamiin
Aamiin
Aamiin
|