TACSI:Marxuumad Faadumo Buraale Barre
 

 


Anigoo ku hadlaaya magacayga, magaca REER CABDI CARWO iyo kan  Xaa skeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u diraya tafiirta, ehelka, qaraab ada, ay ka geeriyootay Marxuumad Faadumo Buraale Barre oo ku  geeriyoo tay 19/12/2009 Magaalada Jeddeh ee Wadanka Saudi Arabia.


Si gaar ah waxaan u tacsiyadeynayaa Reer Xaaji Cabdiraxmaan Gadhyare tafiirtooda oo ay geeridu ku timid Hooyadood Marxuumad Faadumo Buraale Barre.


Waxaan Marxuumada Ilaahay uga baryeynaa inuu janada fardowsa ka  war aabiyo eheladii ay ka tegtayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.
 



Axmed Xasan Carwo
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com