TACSI KA SOCOTA AXMED CARWO MARXUUM MAXAMUUD SAALAX NUUR

 


Anigoo ku hadlaaya magaca Somaliland Democracy Shield waxaan tacsi u  diray aa xaaska, ehelka, qaraabada, xigaalka, iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay  m eel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa Shacbiweynaha  Soomaliland, gaar ahaan Gobalada Sool iyo Sanaag ee uu ka soo jeeday.


Alle ha u naxariistee MARXUUM MAXAMUUD SAALAX NUUR (FAGADHE),Safiirka S omaliland ee Frans waxuu ku dhintay magaalada Paris 27/12/2009 isagoo  mud do isbitaal ku jiray.


MARXUUM MAXAMUUD SAALAX NUUR, waxuu ahaa aqoonyahan muddo dheer ka soo shaqeeyey safaradihii Soomaliya, waxuu ahaa Wasiirks arrimaha debedda  e e Soomaliland dawladdii Cigaal. Waxuu Muddo dheer ahaa Guddoomiye xigeenka 1aad ee KULMIYE, isagoo hawshaas ka fadhiisatay kal hore dabadeedna loo mag acaabay Safiirka Soomaliland ee Frans.


Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.

 

 


Axmed Carwo
President
Somaliland Democracy Shield
Cardiff UK
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com