Cali Xassan Bute Ali asad

انا للة وانا الية راجعون
 


 



-Anigoo kala ah Cumar Daarood Xassan iyo Xaaskeyga Faisa Jamac Caabi
-Bilan Cumar Daarood iyo Xassan Rashid Oomar iyo Jibril Xassan Rashid
-Hodan Cumar Daarood iyo Cabdi Noor Xirsi iyo Nafiisa Cabdi Noor'
-Hibo Cumar Daarood iyo Nasir Musa Ismail iyo Ilyas Nasir Musa
-Maxamed Cumar Daarood
-Cabdiraxman Cumar Daarood
-Cabdiqani Cumar Daarood



Waxanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qaraabadii, ehelkii iyo hooyo Asha geerida ku timid marxum Cali Xassan Bute Ali asad waxanu illaahey uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo Aamin aamin aamin

 

 



Cumar Daarood Xassan

Norway