Marxuum Ahmed Haybe Jire

 

 

 

 

Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte ,waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale,gacalka,qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel kasta oo ay joogaanba .



Alle ha u naxariistee
Marxuum Ahmed Haybe Jire. waxaa lagu aasay magaalda Hargeysa maan ta oo khamiis ah 16/12/2010.

 

Marxuum Ahmed waxuu ahaa oday reer oo fac weyn, muddo dheerna bukay,kuna samir badnaa xanuunka iyo qadarka Alle.

 

 

 



Ahmed Arwo
Hargeysa
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com