Marxuum Maxamed Sh. Abubakar

 

 

Xasan Cabdi Madar, Sayid Maxamed Yuusuf, Axmed-Kayse Cali Rooble iyo dhammaan  xubna ha Ururka Qoraaga Soomaaliland Waxay Tacsi u dirayaan Jamaal Maxamed Sh.Abuubakar oo aabbihii Maxamed Sh. Abubakar ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Ilaahay Jannadii  Fard owsa ha ka waraabiyo marxuumka, ehelkii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha ka siiyo, innag ana kuwii ku waansama ha innga dhigo. Aaamiin

 

 


By: Hassan Madar