MARXUUM CABDIRASHIID KAAMIL CIISE
 

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Netw ork (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, Taliyaha Ciida nka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, General Faysal Kaamil Ciise, oo uu  walaalkii, Mar xuum Cabdirashiid Kaamil Ciise ,ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
 

Waxaan tacsi taa la mid ah u diraynaa, ehelkii,qaraabadii,xigaalkii iyo dhammaan tafiirtii  AHUN   Kaamil Ciise ,meel kast oo ay adduunyada ka joogaanbba.


Waxaanu Allaha awoodda leh  uga baryeynaa inuu marxuumka,
Cabdirashiid Kaamil Ciise, naxariistii jan no Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaaf u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro,dh ammaanteenna  samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.




 




Maamulka Timacade News Network (TNN)