marxuum adan muse

 

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Netw ork (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, caruur tii ,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,gacalkii iyo asxaabtii uu ka baxay  Marxuum Adan Muse oo magaalada Ga biley ku geeriyooday.....

Waxaan si gaar ah uga tacsiyadaynaynaa  Mustafe Adan , oo uu marxuumku Aabo u ahaa.


Waxaanu Allaha awoodda leh  uga baryeynaa inuu marxuumka,
Adan Muse, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaaf u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro,dhammaanteen na  samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.




 




Maamulka Timacade News Network (TNN)