TACSI TIIRAANYO LEH

 



Hadii aan nahay bulshada ku bahooday ururka samo falka ee  TOGWAJAALE FOUNDATION ( TWF ) waxaan tacsi u diraynaa Dr. Mahdi Jaamac, oo ka tirsan maamulka shabakadda caalamigaa ee Timacade News ,oo adeerkii Idris Rooble uu ku geeriyooday magaalada Hargeysa doraad.

Waxaan leenahay Eebe samir iyo iimaan ha idinka siiyo dhamaan eheladii uu ka baxay marxuumku, isgana janatul fardowsa haka waraabiyo. AAMIIN.

 





Jibriil Cali Caqli

London , UK