TACSI: Marxuum Mohamed Cawaale Odawaa

 


Anigoo Ah Ahmed Abdullahi Obsiye, kuna hadlaya magacayga, iyo guud ahaan magaca j aaliyadda Reer Norway gaar ahaana dadka hoos ku qoran, waxaan anagoo ka tiiraanye ysan tacsi halkan uga diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii uu ka baxay All a ha u naxariistee Marxuum Mohamed Awale Odawa oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada Gabiley. Waxaanan si gaar ah tacsidan ugu diraynaa:

1. Cadar Cawaale iyo xaaskeeda, Somaliland

2. Sahra Cawaale iyo ninkeeda iyo carruurteeda, Birmingham, England

3. Nimco Cawaale iyo carruurteeda, Birmingham, England

4. Abdulkadir Awaale(John) iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa, Oslo, Norway

Waxaan ilaahay uga baryaeynaa inuu Janadiisa Fardawsa ka waraabiyo inagana dhammaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo. AAMIIN.

Geerido waa xaq oo noole waa dhinte.

Waxaa Tacsida diraya:

Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xaaskiisa Mohamed Difo iyo xaaskiisa
Ali Abdillahi Bulhan iyo xaaskiisa
Abdisalaan Aw ciise maaweel (waberi) iyo xaaskiisa
Mohamed Egeh Ute iyo xaaskiisa
Mohamed Mohamoud Adan (lenin) iyo xaaskiisa
Ismael Adur iyo xaaskiisa
Caasha Muhumad Madar
Caasha Muhumad Abdikkahi
Abdirahim Omar iyo xaaskiisa
Abdirahim Sh. Dauud
Mohamed Yousuf Guled iyo xaaskiisa
Sh. mohamoud Abdillahi Isse
Isse Farah
Ibrahim Daud iyo xaaskiisa

 

 


By:Eng. Ahmed Abdullahi Obsiye

Oslo, Norway