Tacsi Ku socota Qoyska Abwaan Cabdi Qays (Ilma Adan Xaad) Iyo Reer Diiriye Nuur oo hooyadood Marxumad Malko Ismaciil Maxamed ku Geeriyootay Hargeysa

 




1-Hooyo Cadar Adan Diiriye Amarre
2-Aabo Cali Muse Cimli
3-Foosiya Jaamac Tukaale
4-Eng. Maxamed Cali Muse & xaaskiisa
5-Cabdirisaaq Cali Muse  (Shiine) & xaaskiisa
6-Axmednassir Cali Muse
7-Amina Cabdi Cisman (Ina Cisman Garaw)
8-Ugaaso Adan Diiriye Amarre & caruurteeda
9-Faadumo Adan Diiriye Amarre & caruurteeda
10-Dhammaan tafiirtii Adan Diiriye Amarre
 


Waxaanu tacsi tiiraanyo & murugo leh u diraynaa:


1.Abwaan Cabdi Aden Xaad (Cabdi-Qays)
2.Qarbooshe Aden Xaad
3.Maxamed Diiriye Nur (Fariid)
4.Ibrahim Diiriye Nuur
5.Sahra Diiriye Nur
6.Nimco Diiriye Nur
7.Fatxiya Diiriye Nur
8.Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro)

Geerida naxdinta leh ee ku timid Hooyadood , Marxumad Malko Ismaciil Maxame d, oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa.



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumada, Malko Ismaciil Max amed,naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo,danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuu ro ,neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteena samir iyo iimaan innag a siiyo, aamiin ,aamiin, aamiin.