TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNHA EE DHAQAALAHA MUDANE AXMED XASAN CARWO
 


 

Waxaan tacsi u diraya Xaas iyo tafiir, ehel, asxaab,qaraabo xigto iyo xigaal geerida ku timid Marxuum Maxamuud Maxamed Jaamac,. Waxaan sidoo kale tacsidan u diraya reer Soomalila nd gaar ahaan ururka SNM oo uu kaalin weyn ku lahaa iyo beesha Habarjeclo ee uu Guddoo miyaha u ahaa.

Marxuum Maxamuud oo shalay 24kii Marso lagu aasay Burco, waxuu ahaa nin kaalin mug leh ka qaatay xili kasta iyo goob kasta oo arrin bulsha ka taagantay, nin halgankii SNM ku sunt anaa, aadna uga soo shaqeeyey dib u dhiskii qaranka Soomaliland iyo nabadeynti beelaha.

Waxaan Marxuumka Alle uga baryayaa inuu u naxariisto kana yeelo kuwa dhaxla janatul far dows, ehel, asxaab iyo qaraabana inaga yeelo kuwa laasima samir iyo duco. Aamiin.





Axmed Xasan Carwo
Lataliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalha

Eci.advisor@gmail.com

https://www.facebook.com/aharwo?ref=hl

http://samotalis.blogspot.com/