Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxaman,oo hambalyo u diray Madaxweynaha iyo dhamaan shacabak somaliland,xuska  munaasabadda 18 may,2011
 

 




Ottawa , Canada (TNN)-Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman,ay aa hambalyo iyo bogaadin ku wajahan xuska 18 May,2011, sannad guuradii 20-aad ee ka soo wareeg tay maalintii Somaliland la soo noqotay qaranimadeedii,  u diray  madaxweynaha Jamhuuriyadda Som alilan d,mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),Madaweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdirax maan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),Golaha Guurtida,Golaha Wakiilada,Chief Of Cabinetka, Golaha Wasiir ada,Xisbiyada Mucaaridka,Ciidamada Qaranka iyo dhammaan shacabka Somaliland ee ku sugan Dalka gudihii sa iyo dibadiisaba.


Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman,wuxuu u rajeeyey  dhammaan shacabak Somaliland ,inay ku ci idaan farxad , caafimaad  , bash bash , barwaaqo , meella uga soo wada jeestaan xoojinta iyo adkay nta Qaranimda Somaliland,lagana wada shaqeeyo walaaltinimda,wada noolaanshaha iyo horumarinta Dalka.


Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman,wuxuu ugu danbayntii Allaha weyn ka baryey , inuu Somalilan d ka yeelo dagal barwaaqo ah, nabada  , cisi iyo sharaf ku waarta , Rabbina u soo dedejiyo aqoosi bu uxa, Aamiin.

 



Timacade News Desk

Ottawa , Canada