Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman,oo Hambalyo u diray Ha'yadda Hor umarinta Degaanka Tog-wajaale,ee lagaga dhawaaqay Waqooyiga Maraykanka

 

 

Hargeysa (TNN)-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman , ahnna Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley ,ayaa Hambalyo u diray dhamaan muwaadiniinta  ka hawl galay abaabulka iyo aasaasidaa Hay' add a  Horumarinta Degaanka Tog-wajaale , ee lagaga dhawaaqay Waqooyiga Maraykanka.

 

Suldaaan Ismaaciil,  wuxuu dhammaantood Ilaahay uga baryey inuu  u fududeeyo hawshaa qiimaha badan ee ay ugu tabarucayaan degaanka iyo dalkaba,Rabbina ka abaal mariyo,xasanaad fara badan na ugu badalo.

 

 

Timacade News