Turkey (TNN) :- Rabbi naxariistii janno Fardawsa ha ka waraabiye,waxaa caawa ku geeriyooday dalk a Turkiga,marxuum ,Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar.Dhamaan maamulka & hawl wadeenada shaba kada Wararka ee Timacade News Network (TNN),ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii,ehelkii,qaraabadii,gacalkii,asxaabtii,madax dhaqameedka,shacabka G obolka Awdal & guud ahaan reer Somaliland. Waxaan marxuumka Allah uga baryeynaa, inuu danbi dhaaf u fidiyo,Jannatul Fardwasana ka waraab iyo, dhammaan shacabka Somalilandna samir & iimaan saadiqa ka siiyo.
|