Ogaysiis: Soo dhawaynta Baashe
Abdi Youssuf ee London
Urur jaaliaydeedka West London Somaliland Community wuxu dadwaynaha
reer Som aliland ee daggan magaalada London ogaysiinayaa innuu qaban
qaabinayo munaasib ad lagu soo dhawa ynayo muwaadin Baashe Abdi Youssuf
oo ka mid ah muwaadiniin tii reer Somaliland ee maxkam ada Maraykanka
kusoo taagay gacan ku dhiigle Ali Sa matar dambiyadii
bin’aadam-nimada ka baxsanaa ee uu ka gallay dadka reer Somalila nd.
Munaasibadan ujeedadeedu waxay tahay soo dhawayn iyo sharfid lagu
sharfayo m uwaadinka n u hiiliyay dadkiisii xaq darada lagu dilay iyo
inay fursad innoo noqoto ay nu si lab xaadhan ug a hadalno muhiimada
ay leedahay daba galka dambilayaashii um adda gumaaday iyo waliba
su gida taariikhaha kala duwan ee dalkeena Somaliland.
Munaasibadani waxay ka dhici doontaa xarunta urur jaaliyadeedka West
London So m aliland Community oo ciwaankeedu yahay 80 East Avenue,
Hayes, UB3 2HR, waxay na qabsoomi doontaa maalinta Khamiista ee
bishan November tahay 29-ka saacadu markay tahay 6-da galabnimo.
Fdlan soo sheeg haddii aad kasoo qayb gallaysid!
Wixi faahfaahin dheeraad ah kalasoo xidhiidh 0208 848 1180 amma 0787
051 5334
Maamulka West London Somaliland Community
|