Jaaliyada Somaliland Youth in kenya
Somaliland youth in kenya (Soyak)

 


Walaal waxaan halkan uga dirayaa hanbalyo Golaha Guurtida Somaliland, sida  a dag go'aankii adkaa u qaateen in ay bad baadiyaan Qaranimada Somaliland  hal kan waxaa ka soo dirayo hanbalyada dhamaan jaaliyada somaliland ee ugu hore eyo Gudoomiyaha jaaliyada Xasan Saciid.

xogheynta guud jaaliyada
xiriiriyaha safiirka somaliland iyo jaaliyada.
Afhayeenka jaaliyada kenya.

Dhamaan waxay isku wada raaceen go'aanka guurtida. Jaaliyada dhamaan horta taageero mahadnaq waxay u dirayaan golaha guurtida.


Nabadu waa sheyqaali ah nin walba siyaasada si ha u fasirto waxaan xasuustaa madaxweynaha kenya waxaa lagu saaray kursiga xaqdaro wadankoo dhan  wax aa loo codeeyey Raila odhinga waxaanse idin sheegeynaa dhamaan jaaliyada qofkii kenya joogo ayaa garan kara idaacadaha oo dhan mar kaliya ayey ku  dha waaqeeen ayey dhaheen madaxweynaha sharciga waa kibaki waayo iyagoo og in sharci ku fadhiyiin wadankooda lagu kala cararo ayey diidanaayeen inagoo  mu slim sheeganeyna in uu Daahir Riyaale laga xiiqiyo maahin mdaweyne  jam huuriyada Somaliland waa nin u qalma in uu xilkaas hayo waa horaan umaqli jiray maah maah isaaaq isma indha buuxiyaan waayo nimankan siyaasiinta ah haddii ayba qabyaalad ku jirto maxay kursiga markii horeba ugu heshiin waayeen  waxa ad kaloo idin sheegayaa markii uu joogay Nairobi Ahmed Maxamed Siilaanyo.

Waxay dhalintii dhan u kala fariisteen Reero waxaa ugu wacnaa beeshiisa oo la wareegtay xilkiisa dhan oo u diiday dadkii oo dhan kamay dhigin oday qaran  meeshii doonta la aada may oran waxaan kaloo idin sheegayaa caay aflagaado iyo isaaq kala qaad qaad reerkaasi waa laangaab anigaan idin lahadlayo ayaa aflagaadooyin noocaas la kulmay idin ku dhaaranayo aadna aragtaan in aan  gar abkiisa taagnaa maantanna hiilo gaboose laga raadinayo calaa iyo xaal  walaala yaal wax walbo nabad lagu badalanayo waan qaadaneynaa waligeen daahir waa taageersaneyn beelaha somaliland ku abtirsada kenya joogta waayo waxaan  so o marnay waayo xun shacabka somaliland iyo waayo fiican marka odayaashaan horay ayey u soo guteen dadkale hala keno daahir waxuu ku simayaa jiilka  dan be waanu ku balanay jaaliyada markii uu noo yimid reersheekh isxaaq oo dhan si gobanimo ku jirto ayey u soo dhaweeyeen walaahi qilaaf xitaa ma jirin nin siyaasi ah dantiiisa hayeelin walaalayaan caalamka isaga ayuu ayuu noogu soo  joogsa day waan ognahay maamuladanna kala danbeeyey wax ka sheegi maayo waxii la soo maray waa la garanayaa ilma adeerayaal walaalayaal maalin walba in shaqsi laga baryo nabada maahin waxaanu nahay muwaadinin madaxweynaha in uu dalka uu san laheyn iyo faqash weeye lawado hala daayo war reer awdal dil iyo aflaagaado waad u geysateen sideed rabtaan in aad ku kasbataan sool sanaad bari waa yaab.

Dadii lagu laayey jidka jaaliyada waa canbaareysay waxna lagama qaban inagoo isku duuban dhamaan aan qabiil laheyd waliba waxaa jaliyada madax ka ah  beel aha dilka geystay kumana faraxsana dhibka dhacay waayo waa  jaahilnimo, Mad axweyne Daahir riyaale Kaaahin waa gaadhsiiyahay Domoqraadiyada Aduunka maanta kasbadii ugu horeysay ayuu inagu sameeyey waa ku guuleysaay in  lagu ugu diro maamulkaaga laakin waxaan la yaabnay in mucaaradka ku qanci  waaye een odayaasha culumaa u diinka salaadiinta ay ka sheegteen dhamaan lagunna tilmaamay baclayaal ama koofiyadle waxaan idin xasuusinayaa kuwa caaynayo salaadiinta waa kuwa riday dagaalka sokeeye dadka joojiyeyna waa salaadiinta lagu tilmaamayo koofiyad bacle iyo waxayna u qalmin.


Tusaale gudoomiya ku xigeenka labaad ee wakiilada waa kii lahaa diinow soo deg ayey dabaco tiri diinkii waxuu ku jawaabay soo degi maayo awoowyaday ayaa kugu maqan calooshaada dabacey marka ma waxbuu wanaajinayey mise boog ayuu qori ku mudaayey.
Horn cable jaaliyada waxay nacday ama canbaareyneysaa Horn cable .
waxaa kale aadn dhaleeceyneynaaa Aad kawada maqleyseen Horn cable markii uu gabiley kalahaa muuse biiixi aniga dadna ilkaha ayey u aadeen yurub Yoonis habane iyo ismaaciil labadaa nin beeshiisa ah tikit la'aan ayey u dhinteen ayuu dhahay markaa reer gabiley hadaad siilaanyo doorataan dalkaa idin dhacaa ayuu umada hortooda kalahaa canbeynkiisa markii uu hadlayanna waa kibir hadlaaa marka siyaasi weyn aad rabto in aad noqoto laguma milmo qabiilka waa laga cararaaa qabiilka hoos kala soco haddiiba aad u muuqato qabyaaladiiste laakiin tv private ah in aad codkaaga kor ku qaaado lagaana sugayo qaran dhan kan ceerigaabo maxuu u sheegayaa kan boorama maxuu u sheegayaa kan oodweyne ku dhashay buuhoodle rajo miyuusan kalaheyn sool miyuusan rabin waxaan idin sheegeynaa daahir aqoonsi ayuu waa aabe qaran ayey jaaliyada isku raacday waxaan arimo ayaa la gorfeeyey taalo ayuu mudan yahay jaraa idka haatus xitaa xaaska madaxweynaha ayuu wax ka sheegay war caalamka inteynu ka aragnay haweeneyd madaxweyne in wax laga sheego ilaahey baa garabkiisa galayo daahir waa guuleysan doonaa ilaahey idinkiiisa waxaan shacabweynaha iska dhaafaan qabyaalada aaqiro meel latago leh.

Soo dhaaf waa faqash waa heblaayo waa kidaa midna wax u tari meyso fursado lagu shaqeysto dalka waa yaaliin hada kenya ayaan ku nool nahay Dowlad nama biisha waxna nama barto waxaan kaloo Idiin sheegeynaaa in aan xafladii  sanadk aan mahinee intii ka horeysay aan inaga iska bixineynay Ahmed maxamud siilaanyo markii uu yimidna jaaliyada beeshiisa ka dhigtay nin qoys waana la ogyahay cid walba ayaa marqaati ah.


Nimaan arag tan maanta taagan tan soo socota ma garto koley wadaadka ma necbani siilaanyo Faysal cali waraabe ciidagale la ordaayo maan arag xitaa la soo dhaweynayo jaaliyada oo dhanna way jeceshahay waa loo soo sheeka doontaa maxay kugu taalaa aflagaada hargeysa ayaa dad gaar naadiya yiraahda sub  st ation inshalaahu kalmadaas ayaaba ah wanaag ninkii doono xumaan erey  bixinta as ayaaa ah meeshii tareenka lagu sugaayey waaba lagu nastay faysalow magac wanagsan ayey kuu bixiyeen jaaliyada way qiimeysay magacaaga ha jiro kaas ayaa ah wax lagu diirasado waadna guuleysan samir jamiil

Xasan saciid
Ahmed Bashiir mohamed
Cabdinaasir maxamed
Cabdi isiolo
Maxamed cabdilaahi
Cabdiqaadir ciise
Mohamed Ali

dhamaan jaaliyada oo dhan aan lagu soo koobi karin halkaan .

Waxaa kaloo hanbalyo soo diray safiirka somaliland kuna baaqay dadka oo dhan in ay isku calool xaadhnaadaan wabilaahi towfiiq jaaliyada waxay ku  dhaqama yaan mucaaradka way ka xuntahay marka runta laga hadlo somaliland maanta uun ayey gashay baal madow waxaana galiyey somaliland aduunyadanna  maa nta laga bilaabo wey noo yeerin doontaa rag aqoon yahanin iyagoo ah  mucaar adka in ay dalkooda oo dhan warkadiideen gaalo tixgaliyeen waa wax ugub ku ah somaliland waadna arki doontaan meesha ay ku danbeyso allahayow somaliland ka bad baadi cadow aamin.


Nimaan idin fureyn yuusan idin rarin dadweynow Madaxweynaha beri ayuu  taga yaa ogaada walaahi in aan dhimanayo ayaan hubaa laakin daahir sidaas ayaan u hubaa in uu tagayo


Laakin ilaahey ayaa na jecel ogaada gaal aan diin laheyn ayaa ka fiicnaaday  guu rtideyna iyo culumaa udiinka soomaliland iyo salaadiinta dhamaan.

Lixda qodob uu soo qoray ajnabiga waa la yeelay taas ogaada idnka dadkii sidaa sameeyeyna ogaada beri madaxweyne haddii ay noqdaan wadadaas ayaa hort aal.


Ilaaheyna kama yeelo jaaliyada way ka duceysatay in uu madax uga dhigin.ilaa hey inoo wada barya in uu naga qabto xumaha dadka wada oo dhan.



Ahmed Abdurahma
n
somalilandfirst@hotmail.com