OGEYSIIS: Shir Muhiim ah Dhamaan Gudida Fulinta WADANI Laanta UK
 


Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa xubnaha Gudida Fulinta WADANI Laanta UK inay ka soo qayb ga laan kulan muhiim ah kaas oo lagu ansixin doono xeer hoosaadka ay kuwada shaqayn doonaan d hamaan laamaha uu ka koobanyahay Xafiiska Xisbiga WADANI ee Laanta UK.

Waxaa kale oo lagaga hadli doonaa qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin sidii loo dar dar galin la haa hawlaha xisbiga, iyo istaraajiyadii loo samayn lahaa sidii  dhaqaale loogu ururin lahaa xisbiga iyo qodobo kale.


Maalinta: Sabtida

Taariikhda : 15th Feb 2014

Wakhtiga: 03:00 PM to 06:00 PM

Goobta: Bathnel Green, East London

Address: Granby Hall, 37 St Mathews Row, London, E2 6DT
 

 




GUDOOMIYAHA WADDANI UK.