Ogaysiis: Munaasabad Duco iyo Baroor Diiq ah oo  loo sameynayo, Alle ha u nax ariistee ,Abwaankii Waynaa Marxuum C/laahi Suldaan Timacadde

 



Maamulka Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Netwrok (TNN), www.TimacadeNews.com wuxuu kugu marti qaadayaa ka soo qayb galka munaasab balaadhan , oo Duco iyo Baroor Diiq ah oo loo sameynayo,  Alle ha Naxariistee Halyaygii , Waddanigii, Abwaankii  Waynaa ee Marxuum C abdillaahi Suldaan Timacadde.


Munaasabadaasi oo lagu Qaban doono Hotel Imperial, ee Magaaladda Hargeisa ,Habeenka isniin tu soo galayso, 7:00-Pm fiidnimo, kuna Beegan 06/02/2011.



Shabakadda Timacade News Network (TNN) , oo sanadkiiba hal mar ku qabata Caasimadda Dalka S omaliland ee Hargeisa Xuska Marxuum Abwaan C/laahi Suldaan Timacadde , ayaa dib u  Xasuu sin doonta dadwaynaha ku hadla Afka Somaliga Qiimaha suugaantii dhaxal galka ahayd ee  Marx uumk u uga tagay Umadda ku hadasha Afka Somaliga meel kasta oo ay joogaan.



Wixii Faahfaahin ah kala Xidhiidh Xafiiska Shabakadda ee Magaaladda Hargeisa, ama Ciwaanadd an hoos ku Xusan.



Tell: 00-252-2-4422334
Email:TimacadeNews@hotmail.com


 



Maamulka Timacadde News Network (TNN)

www.TimacadeNews.com
www.RadioTimacade.com
www.Timacade.com