Shabakada Caalamiga ee Timacade News Network (TNN),oo ku dhawaaqday
shaqsiga & shirkadda sannadka 201
6 ee Jamhuriyada Somaliland

 

 

Maamulka Shabakada Caalamigaa ee Timacade News Network (TNN),waxay ugu baaqayaan,ku baraarujinayaan,dhammaan shacabka So maliland,gudo iyo dibadba,inay Shirkadaha & Shaqsiyaadka bulshadeena ka dhex ifaya,ee Maalkooda, Aqoontooda,Maskaxdooda iyo Wa khtigodaba u huraya dalkeena hooyo,in loo mahad celiyo,la aqoonsado,la sharfo,la karaameeyo, ee aan la xag xagan !!!.

Shabakada Caalamigaa ee Timacade News Network (TNN),oo ah Shabakadii ugu horeysay ee sannadkii 2008 kii bilawday in ay qiimeyn ku sameyso shaqsiyaadka iyo shirkadaha Somaliland sannad walba, fursadna u siisa inay shacabka Somaliland ka qayb qaataan,una codee yaan,qiimeeyaana shaqsiga iyo shirkadda mudan in lagu sharfo,wax qabad,karti,daacadnimo, waxtar ,horumar iyo hawl karnimo.

Annagoo tix galinayna,ugana mahad celinayna dhammaanba muwaadiniinta Somaliland ee ka qayb qaatay Barnaamijkan sannad laha a h, ee Shabakada Timacade News Network qabato,waxa magac iyo sharafba noo ah inaanu ku dhawaaqno Shaqsiga Sannadka ee 2016, oo noqd ay Ganacsade ,Maxamed Siciid Geedi iyo Shirkada Sannadka ee 2016,oo noqotay  Shirkada Telesom.

Maamulka Shabakada wararka ee Timacade News Network (TNN) ,waxay hambalyo iyo bogadinba u dirayan Shaqsiga iyo Shirkada sann adka 2016 , waxaanan Allaha awooda leh uga baryaynaa inay ku guuleystaan hiyigooda,hadafkoo da,hiigsigooda,hamigooda iyo yoolk oodaba.

 

 




TIMACADE  NEWS  NETWORK TNN