sannad guuradii afraad ee Shabakadda caalamiga ah ee timacade news network (TNN)
Anigoo ku hadlaya magacayga ,Eng. Maxamed Cali Muse, ka maamulka, weriyayaasha, sa wir qaadayaasha iyo ka dhammaan shaqaalaha Bahda Timacade News Network (TNN),ee ku ka la sugan dunida dacaladeed, waxaan munaasabadda dabaal degga sannad guuarad a Afraad, ee aasaasakii shabakadda awgeed,aan mahad naq ballaadhan , oo kal iyo laab u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland,meel kasta oo ay joogaan aba.
Shabakadda wararka ee Timacade News Network (TNN) , waxay u taagan tahay kobcinta,il aalinta iyo kor u qaadidda sharafta, karaamada iyo jiritaanka Qaranimada Somaliland,oo ah lama taabtaan.
Waxaan halkan aan hambalyo iyagana uga diarayaa, dhammaan madaalayaasha ka hawl g ala shabakaddan , oo ku guulaystay inaanay Shabakadda Timacade News Network (TNN) ,aanay saacad keliya hawada ka maqnaan mudadaa Afarta sanno ah.Taasi waxay suurta galisay inay shabaddu kasbato akhristayaal iyo akhyaar aan la soo koobi karin cadadkoo da, noqotana Horyaalka Saxaafadda Somaliland.
Anigoo fursadan ka faaiidaysanaya , waxaan Allaha awoodda leh weydiisanayaa inuu Dal keenna Hooyo ka yeelo, kii lagu nagaado,lagu badhaadho, lagu nimceysto, ee nabad iyo c aano lagu wada caweeyo, Aamiin.
|