Sannad wanaagsan
Dhaamaan Jaaliyada Reer
Somaliland ee degan wadanka Holland ,waxay
ham balyo aan la soo koobi kareyn u dirayaan dhaamaan dadweynaha iyo
Dawlad da Somaliland, oo ay leeyihiin sannadka Sannadkiisa
kale Ilaahay bash bash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo.
|